15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Taliye gaar u ahaa Siilaanyo laguna magacaabo Cumar Cilmi Dixood oo geeriyooday

Alle ha u naxariistee waxa habeenkii xalay ahaa ku geeriyooday magaalada Hargeysa Marxuum Dr Cumar Cilmi Dixood oo ahaa la-taliyihii Madaxweyne Siilaanyo ee arimaha siyaasadda.
Marxuum  Dr Cumar Cilmi Dixood ayaa la sheegay in uu  u geeriyooday xanuun ku soo boodo ah,kaas oo habeenkii xalay ahaa haleelay,waxaana la sheegay in maydka marxuumka la geeyey qolka maydka ee cisbitaalka magaalada Hargeysa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS