29/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Talyaaniga oo aas qaran u samaynaya dadkii ku dhintey dhulgariirka iyo tirada oo korodhey

Dawlada Talyaaniga ayaa diyaarinaysa aas qaran oo at u samayso dadkii ku nafwaayay dhulgariirkii ku dhiftey halkaasi maalintii arbacadii  iyadoo tirada dhimatey kor u kacdey.

Talyaaniga ayaa hadda sheegaya in tirada dhimatey ay gaarayso 290 qof halka dhaawacuna marayo 388 oo at soo gaareen dhaawacyo kala duwan.

Magaalada ugu weyn ee dadka badankiisu ku dhinteen ayaa waxa ku nafwaayay 200 o qof waana magaalada Amartice oo inta badan guryuhu ahaayeen kuwo boqol sano Jira.

_90945382_034965997-2[1]_90946236_958c433e-feeb-483a-842c-61a961d4bb2e[1]

_90945382_034965997-2[1] _90946236_958c433e-feeb-483a-842c-61a961d4bb2e[1]_90946476_01cec373-aaa6-4bb6-9f2c-c8b917917d79[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS