Talyaaniga oo aas qaran u samaynaya dadkii ku dhintey dhulgariirka iyo tirada oo korodhey
Dawlada Talyaaniga ayaa diyaarinaysa aas qaran oo at u samayso dadkii ku nafwaayay dhulgariirkii ku dhiftey halkaasi maalintii arbacadii iyadoo tirada dhimatey kor u kacdey.
Talyaaniga ayaa hadda sheegaya in tirada dhimatey ay gaarayso 290 qof halka dhaawacuna marayo 388 oo at soo gaareen dhaawacyo kala duwan.
Magaalada ugu weyn ee dadka badankiisu ku dhinteen ayaa waxa ku nafwaayay 200 o qof waana magaalada Amartice oo inta badan guryuhu ahaayeen kuwo boqol sano Jira.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...