X

Xasan Sheekh oo la hadlay xildhibaanada diidan mooshinka uu ka keenay Cabdiwelli maxayse yiraaheen+MUUQAAL

Muqdisho 28 Nov 2014–Xasan Sheekh ayaa dalbaday wadahadal uu la galo xildhibaanada diidan mooshinka uu ka keenay Cabdiwelli iyo xildhibaanadaas oo hadal ka soo saaray wixii ay ka wada hadleen. Mooshika uu wado Xasan Sheekh ayaa curyaamiyay dawlad fadhiid ah oo aan markii horeba lahayn adeeg fiican oo ay u qabato dadkeeda.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.