X

Taxanaha Qabbo Qabbo oo meel xasaasiya maraya: Qaybtii 5-naad

Shaxshaxley oo jacaylkeeda isku diyaarinaysa halka is faham daro ka jirto reer jacaylada reer Woqooyi iyo Koofur. Halka laysku haysto lacago la xaday. Waa qayb kale taxanaha Qabbo Qabbo oo xiise leh.



ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.