Boorama–Telefishanka ku hadla afka Siilaanyo ama kooxda wasiirada ah ee maamula Hargeysa iyadoo Siilaanyo hawlgab yahay ayaa xarun ka furtey Boorama. Ninka hogaaminaya qorshahan ayaa isagu dhowr mar yimi Boorama wuxuuna jeclaa in la baahiyo bugta iyo beenta. Waxase dhici karta in laba dumara ay shaqo ka helaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay