Wararkii u dambeeyay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay caadiyan fuliyaan dhiigmiiratada shabaab ayaa waxa sii kordhey khasaaraha ka dhashay. Dhiigmiiratada ayaa xasuuqa ka fuliyay goob shaaha laga cabaayay.
”Naftii haliguhu wuxuu la beegsaday goob dadku ku badnaa oo shaah laga cabaayay waanad ogtihiin waxay ku farxaan inay xasuuqaan dad aad u farabadan ayuu yiri sarkaal u hadlay booliiska.
Tirada is qarxintaas ku dhimatay ayaa waxa ku dhintey 11 qof halka xalay tirada la sheegay ay ahayd 9 qof. Xerada tababarka ee Dhegabadan ayaa waxa u dhow maqaaxiyo mashquula.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay