X

Tiyaatarka magaalada Muqdisho oo berito wacdaro dhigaya 30 sanno kadib

Tiyaatarka oo dib loogu dhisay is xilqaan uu hogaaminaayo madaxweyne Farmaajo ayaa markii ugu horeysay marti gelin doona filim ay soo bandhigayaan dhalinyar Soomaali. Waxa furaya filimkan wasiirka warfaafinta.


”Waxaan idiin muuqan doona 30 sanno kadib inay dib u furmayaan goobihii dhaqanka iyo madadaalada halkaasna dadku u riyaaqi doonaan waxa lagu soo bandhigayo ayuu yiri wasiirka warfaafinta.


”Filimka ay wadaan dhalinyarta beri soo bandhigeysa waxaan marinay siduu sharciga ahaa oo ah inuu ka tarjumayo dhaqanka iyo diinta umada daawanaysa ee Somaliyeed ayuu raaciyay Dubbe.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.