X

Toogasho ka dhacdey Boosaaso

Toogashadda ayaa ka dhacday Agagaarka dowladda Hoose ee Boosaaso xilli uu halkaasi ku sugnaa Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

Kooxo hubeysan ayaa toogtay labo oo ka tirsan Ciidanka Madaxtooyadda maamulka Puntland ee ilaaliya Cabdiwelli Gaas.

Labada Askari mid ayaa waxaa soo gaaray dhaawac halka kan kalena uu geeriyooday sidda ay sheegeen goobjoogayaal.

Lama garanayo waxa sababay toogashadan waxase la ogyahay in Puntland ay ka hawlgalaan kooxda gaalaynta Muslimiinta qaybtooda Daacish.

Booliiska Puntland ayaa xaqiijay inay gacanta ku dhigeen ragii toogashada ka dambeeyay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.