X

Xildhibaan ka soo jeeda Khaatumo State oo diiday shirkii Muqdisho uga furmay qaar ka tirsan maamul goboleedyada iyo Xasan Sheekh

Waxa dhaleecayn dusha looga tuuray Xasan Sheekh kadib markii uu furay shir lagu tilmaamay shir qarab laakiin u dhexeeyay qaar ka tirsan maamul goboleedyada kana dhacay Muqdisho. Xildhibaan C/rashiid oo ka soo jeeda Khaatumo State ayaa ku tilmaamay hal xaaraana ma dhasho hal xalaala.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.