X

Doorasho qayba oo ka dhacday Itoobiya

Itoobiya ayaa maanta looga dareeray doorasho qayba oo dalkoo dhan ahayn. Doorashada ayaa laga codeeyay deegaanada Azmaarada iyo Oromada halka deegaaanada Somalida iyo kuwo kale aan laga codeyn.


”Ma jirto wax codeyna maanta magaalada Jigijga waayo waxa jira cabashooyin badan oo ka yimi nidaamka doorashada oo hadda noqday boqolkiiba 60 marka si loo xaliyo canashooyinkaa ayaa dib loogu dhigey ayuu yiri Axmed Faarax oo Jigjiga jooga.


Sidoo kale ma jirto wax doorasho deegaanka Harar oo iyaguna qaba cabashooyin farabadan, waxana muuqata in Oromadu ay sabab u tahay waayo Hereriyiinta ayaa dareensan in la muquuninayo.

Natiijada hordhaca ayaa la filayaa in berito la shaaciyo.

Maxamed Yiuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.