Madaxweynaha wareersan ee Maraykanka ayaa markale soo rogey xanibaad uu ka fiirsaday oo Somalidu ku jirto lagana reebay Ciraaq.
Madaxweynaha wareersan ee Maraykanka ayaa cunsuriyad kula kacay wadamo intooda badan burbursan oo markan uu ka reebay Ciraaq.
Waxa kale oo uu joojiyay cunsurinimada uu kula kacay qoxootiga Siiriya. Trump ayaa sheegay in dadka haysta joogitaanka Maraykanka ayna ku jireyn dadka xaniban ee ay dhoofi karaan soona noqon karaan
Wareersane Trump ayaan sidaa looga hadheyn isagoo hadda u muuqda in uu xooga saarayo dad mudooyin u xeraysnaayeen sharciyadu oo aanu rabin in ay dalka soo galaan.
Nin u hadlay hay’adaha xuquuqda ayaa sheegay in Trump aan sidaa looga hadheyn ee laga hortagi doono.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay