Tukaan weyn oo laga leeyahay Sweden oo joojiyay iibka sharabaado iyo sababta
Tukaan weyn ee H&M ee laga leeyahay Sweden ayaa joojiyay iibka sharabaado kadibna ka saaray dhamaan tukaanada waaweyn ee uu ku leeyahay caalamka. Tukaankan ayaa dharkiisa lagu sameeyaa wadamada Muslimka ah sida Bangaladeesh.
Bishan horaanteedii ayay ahayd markii tukaankan weyni soo dhigey sawir kuyar oo madow ah oo ay ku sheegeen daayeerka duurka. Tukaanka ayaa markii dambe raaligelin bixiyay.
Dadka baraha bulshada ayaa aad u cambaareeyay wacadna ku maray inayna dib wax uga iibsan tukaankan cunsuriga ah.
Arintan sharabaadada ayaa iyadna timi kadib markii sharabaado la xardhey marka loo rogo dhinaca kale ay u qormeen magaca RABUL CAALAMKA EE ALLAH.
Markale tukaanka ayaa dhamaanba ka saaray sharabaadada noocaasa tkhaanadaha tukaanka, raaligelina ka bixiyay.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...