Turkiga oo bilaabay talaalka shanaad ee hargabka Karoona
Ayadoo aduunku badankiisa uu welli la tacaalayo qaybta labaad ee talaalka hargabka Karoona ayaa Turkigu bilaabay qaybtii shanaad ee hargabka Karoona. ”Waxaan ugu baaqaynaa in dadka difaaca jirkoodu diciif yahay ay qaaataan talaalka shanaad ee hargabka Karoona ayay tiri wasaarada caafimaadku.
Turkiga ayaa bilaabaya dhisida xarun lagu baaro cudurada iyo soo saarista daawooyin kala duwan taas oo dalku ka heli karo balaayiin doolar hadday ku guulaystaan kadib markii ay soo saareen daawada Karoona ayan u bixiyeen Turkovac.
Yuhuuda ayaa iyaduna iclaamisay inay bilaabayso talaalka afraad. Halka reer Falastiin RABI u nicmeeyay oo ay aad u yartahay dadka u dhimanaya hargabka Karoona xitaa iyadoo Yuhuuda cunaqabatayn ku hayso.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
December, 30, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa fariin u ...
December, 15, 2024
Madaxweynah Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa afka furtay ...
December, 14, 2024
Waxaad aad uga naxaysaa ninka is dhiibay ee ...
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...