Turkiga oo Gaas ka helay badda u dhaxaysa Qubrus iyo Koofurta Turkiga
Turkiga ayaa Gaas ka helay badda u dhaxaysa Qubrus iyo Koofurta Turkiga ee dalkaasi. Wasiirka batroolka ee dalkaasi ayaa sheegay in ay bilaabi doonaan la soo bixida gaaska bartamaha ilaa aakhirka sanadka soo socda.
Gaaskan ayaan la sheegin cadadkiisa waxayna Turkiga ka caawinaysaa inuu isaga filaato dhinaca shidaalka. Somaliya oo ka mida wadamada shidaalku buuxo ayaa dadkeedu u dhimanayaa gaajo.
Turkiga ayaa shidaalka ugu badan ka soo dhoofsada Ruushka.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...