X

Turkiga oo ka aamusan dalab uga yimi Yukarayn

Ayadoo milatariga Ruushku wado hawlgal ay ku xoreynayaan dadkiisa Ku mool bariga Yukarayn ayaa madaxweynaha Turkigu sheegay inaanu Rabin inuu lumiyo xiriirka fiican ee la leeyahay labada Dal ee Yukarayn iyo Ruushka.


Haddaba Yukarayn ayaa codsatey in Turkigu xidho biyo mareenada uu maamulo ee hadda loo yaqaan hadda madow. Baddan ayaa waxa mara maraakiibta Ruushka ee ku socda dalkiisa.


” Su’aasha ugu weyn ayaa ah Dayib Erduqaan mala safan karaa Yukarayn oo ma xidho karaa marinkaas isagu maamulo kadib heshiiskii dagaalka labaad ee aduunka ayuu qabaa Xuseen Warsane.


Haddii uu xidho waxa aad u xumaanaya xiriirka uu la leeyahay Ruushka oo aanu ka maarmi karin, haddii kalana uu Ka cadhaysiin doono Yukarayn oo ay mar is dhaafsadaan sancada dhinaca hubka.



Waxase la eegaa halka uu maro. Dayib Erduqaan ayaa ka qaybgalaya shir ay leeyihiin ururka bugta ah ee uu Maraykanka xujumo ee NAATO, oo si xun u kala jabsan. Wadamada aan Ingiriisiga ku hadal ayaa diiday inay daba socdaan Maraykanka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.