Wednesday, May 1st, 2024
header










Meta







Turkiga oo ku faraxsan saamayn uu ku yeeshay Somalida

Inkastoo aan diin wadaagno Turkida maanta iyo dawladii Cusmaaniyiinta waa kala laba dad caqiido ahaan iyo dhaqan ahaanba. Mudadii Cusmaaniyiinta waxa ka soo wareegtay in ka badan boqol sanno, waxana u dhexeeyay gaalkii cadaa ee ummadaha Muslimiinta soo kala dhexgalay.



Sanadii 2011 ayay ahayd iyadoo abaar xuni jirto in Turkigu qaybtiidsa ka qaatey samato bixinta boqolaal Somali ah xilli dalka gaar ahaan qaybtiisa Koofureed ay si xoogan gacanta ugu hayeen dhiigmiiratada Shabaab.

Inkastoo Turkigu ujeedo dhaqaale kala ahaa wadan sidaa u burbursan oo ku nool boqolkiiba 95 wax dibedda looga keeno, haddana waxay soo jiidatey quluubta shacbiga Somliyeed oo dareemay inuu jiro ugu yaraan dal Muslima oo daneeya arintooda.



Waxa socdaalkaa uu madaxweyne Erduqaan ku yimi dalka si weyn u diidey uagan xanaaqay kuwii qaybta weyn ku lahaa burburka dalka oo welina Somlidu aad u dhegeysato warkooda, waa gaalka weyn ee Ingiriiska iyo Maraykanka oo dareemay in dalka gacantooda laga dhex saarayo.



Waxay bilaabeen inay tartan kula galaan Turkiga. Hadda waxa Turkiga ka samaysmay jaaliyad u badan tahriib iyo kuwo qurbaha ka tagay oo guryo iyo hanti ku maalgreliya Turkiga. Waxa batey tukaamada iyo ganacsiga laga samaystey magaalooyinka Turkiga.

Ilaa hadda xiriirka labada dhinac waa mid labada dalba faaiido ku qabaan ha badnaato inta Turkigu ku qabaana maadaama ay yihiin dal dhisan. Waxa Turkiga maanta u iibgeeya Somaliya maciishad aan awal jirin, waxana ganacsiga iyo maalgashiga Somalidu gaarayaa in ka badan 300 oo milyan oo doolar halka awal uu ahaa wax ka yar 2 milyan.




”Waxase hadda sii batey xiisaha Somalidu u qabaan filimada Turkiga inkastoo ay la qabaan aduunka Muslimka ah iyo kuwa aan ahaynba haddana tani waxay keenaysaa in haween baranayaan luqada Turkiga.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...