Friday, March 29th, 2024
header










Meta







Turkiga oo riyadiisa u rumeeyay wiil Soomaali ah oo farsamo yaqaana

Wiil yar oo reer Biuuhoodle oo madaxda Soomaaliyeed ee dhoohanaaysha ku fashilmeen inay kartidiisa ka faaiideystaan ayaa Turkigu rumeeyay riyadiisa una qaaday dalkiisa. Wiilkan oo sameeya diyaaradaha iyo baabuurta ayaa rabay inuu ka dhabeeyo hamigiisa oo dalkiisa waxtaro, waxana jira kumanaan sidiisa ah laakiin aan helin fursadan oo kale.



Guuleed Aadan Cabdi waa wiil dhalinyaro oo ku nool Buuhoodle ayaa saxaafadu ka soo duubtey isagoo sameeya qalabyo uu isku xirxirey oo uu ka sameeyay diyaarado wata gantaalkooda laakiin ma helin cid ka caawisa.

Guuleed ayaan ogeyn in hawsha uu haya fududahay laakiin samaynta diyaarad ama gaadhi ay u baahan tahay khibrad intan ka weyn, waana ta dawlada Turkigu ugu qaaday geerishyada waaweyn ee lagu sameeyo diyaaradahooda kuwa la wado iyo kuwa aan la wadinba.



Guuleed ayaa hanti u noqon doona ummada Somaliyeed waase hadduu helo madax caqli inkastoo hadda ayna jirin.

”Waxaan rabaa inaan aasaaso shirkad diyaaradeed, waxa hadda ii muuqdaana maba ah wax aan ku fikiraayay ayuu yiri Guuleed oo la geeyay shirkada ugu weyn Turkiga ee tababarada u furta dadka sidiisa oo kale.

Shirkada ayaa balan qaaday inay geyso xarumaha kale ee difaaca dalka lagu sameeyo.



Madaxda Soomaaliya soo maray oo fadhiidyo ah ayaan laga fileyn inay horumar sameeyaan mudada ay joogaan kursiga

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Heshiiska badda ee Soomaaaliya iyo Turkiga yaa ka naxay ma Axmaarka mise??? XASAASI

February, 24, 2024
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qalinka ku duugay heshiis ...

Caruurtii uu hooyadood ku hor gubay oo afka furtay: Qaracan runtii

February, 21, 2024
Maxkamad samirsiin u ah qoyska la baxsaday gacan ...

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa

February, 20, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Dawlada Somaliya oo si toosa u sheegtay aqoonsiga Awdalstate

February, 13, 2024
Dawlada Somaliya oo si cad u sheegtay inay ...

Madaxweynaha Awdalstate Dr Nageeye oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

February, 8, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr Cabdisamad Nageeye ayaa si diiran ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...