Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Turkiga oo soo faqay khiyaamo Sucuudigu isku dayay xasuuqii Jamaal

Dhaxalsuge Maxamed Salmaan ayaa la xaqiijey inuu la hadley suxufi Jamaal Kasooqi inteyna ku dhex dilin qunsuliyada ay ku leeyihiin Turkiga ayadoo beri oo Salaasa ah la sugayo in Erduqaan runta qarxiyo.



Sida ay qortey jariirad si hoose ula socota baaritaanka waxa la ogaadey in gacanku dhiigle Maamed Salmaan uu isku dayay inuu Jamaal Khasooqi ka dhaadhiciyo inuu Sucuudiga yimaado, diyaarad khaas ahna loo soo direy.

Waxase ay jariiradu sheegtay inuu ka diidey Jamaal asagoo ka baqaya inay dilaan, waxase dhacdey in qunsuliyada dhexdeeda ay ku khaarajaan.



Ilaa hadda lama hayo meydka Jamaal, waxayna la leeyihiin Turki ayaa ka qaaday qunsuliyada. Haddii la waayo meydka Jamaal oo dhamaystiran waxa cadaanaysa in qurub qurub loo jarjaray kadibna ay dib ugu celiyeen Sucuudiga.

Jamaal Khasooqi ayaa u dhintey fikir uu aaminsanaa oo ah Careebiya noqoto xor. Muuqaalka hoose ayaad arkeysaa Jamaal oo koodhkii laga saaray uu la galay qusuliyada.

Hoos ka daawo muuqaalkii ugu dambeeyay ee suxufi Jamaal Khasooqi oo hadda la cadeeyay inuuna isaga ahayne uu yahay markii la diley kadib. Sirdoonkii diley ayaa iska dhigey isagii

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=4XEBJfZeJ3Y[/embedyt]



 

Hoos ka daawo muuqaal faahfaahin siinaya khiyaamada dilkii Jamaal Khasooqi oo Sirdoonka Sucuudigu sameeyeen.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=41wj-5YKzkQ[/embedyt]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...