Turkigu ka war-wareegi maayo inuu la dagaalamo Khaliifa Xaftar: Rajab Erduqaan
Madaxweynaha Turkiga oo si caadiya ugu dhex badaashay dhiiga ka socda Liibiya ayaa ku faanaya inuu la dagaalami doono jeneraal Khaliifa Xaftar oo u dhow inuu caasimada ka saaro xulafada akhwaanka ee ay isku urur diimeed yihiin Rajab Erduqaan.
Hanjabaadan ayaa imaanaysa xilli kulan labada dhinac ee Liibiya ku lahaayeen Ruushka aanu welli sidii la rtabay u hirgelin. Kulanka ayaa fashilmey kadib markii heshiiska lagu dari waayay in maleeshiyada daabacsan Siraaji ee caasimada joogta hubka dhigis lagu sameeyo.
Khaliifa Xaftar oo ay taageersan yihiin dawladaha diidan akhwaan Muslimiinta ee la dhacsan argagixisada daacish sida Sucuudiga, Imaaraadka iyo Masar oo ay wataan ayaa lacago badan ugu deeqay Khaliifa si kulanka u fashilmo.
Dayib Erduqaan ayaa aad loogu cambaareeyay dhiiga Musliminta ee uu ku daadinayo Liibiya asagoo hore u daadiyay dhiiga Suuriya.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...