X

Ugaaska guud ee Samaroon oo Suldaan Wabar ka mid yahay dadka Addis ababa ku soo dhaweeyay: SAWIRO

Ugaaska guud ee Samaroon ayaa Addis ababa lagu oo dhaweeyay. Ugaas C/rashiid oo in muddo ah ka maqnaa gobolka ayaa dalka ku soo laabtey xcilli isbedelo iyo xoriyad dhinaca hadalka ah soo noqotey.


Ugaaska ayaa la filayaa in si weyn loogu soo dhaweeyo Jigjiga iyo dhamaan gobolada baahsan ee Samaroonku dego ee Somali Galbeed. Dadka soo dhaweeyay waxa ka mida wasiir ku xigeen caafimaadka iyo Suldaan Wabar.


Isbedelada ka socda Somali galbeed ayaa u baahan in Ugaasku goobjoog ka ahaado. Inkastoo ay jiraan degmooyin uu magacaabay maamulkii hore ee Cabdi Iley ayaa hadana la gartey inaanu ku bixin si cadaalada.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.