Uhuru oo ka xanaaqay warbaahinta reer galbeedka ee wadankiisa jooga
Madaxweynaha Kiiniya oo markii ugu horeysay ka hadlaayay sida wararka beenta ah looga tabiyo dalkiisa siiba marka warbaahinta reer galbeedku ka hadlayaan Afrika ayuu ku tilmaamay matag.
”Waxay ka hadlaan waxa ka dhacay Ruwaanda, Koofurta Suudaan, Itoobiya, Somaliya iyo xitaa dalal naga fog sida Nayjeeriya marka uu warka bugta dhiibana wuxuu odhanayaa hebel oo jooga Nayroobi ayuu yiri Uhuru.
”Waxay aduunka ku qarqiyeen been ka dhana Afrika ayuu raaciyay. Waxaan qabaa in xalka Afrika uu ku xiran yahay Afrika oo midowda. Hadalka Uhuru ayaa loo qaadan karaa inuu Maraykanka ka diidey inuu hubeeyo falaagada Oromada ee taagta daran si Maraykanku ugu faano in Cabi Axmed ku furay aagag cusub.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
August, 16, 2024
Waqtigii rasuulkeena scw scw waxa jiray wiil dhalinyara ...
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...