X

Uhuru oo kala garan waayay cida uu ku leeyahay ”xadka noo dhaafa!

Madaxweynaha Kiiniya ayaa kala garan waayay cida uu u leeyahay xadkayaga noo dhaafa haddii kale dagaal. Kiiniya ayaa qaranjabkii ku hamootey inay boobto dhulka iyo biyaha Somaliyed.


Inkastoo uu helay siyaasiyiinta ka iibsada sida fadhiid Shariif sh Axmed, Cumar C/rashiid oo fadghiga ku cumna xioolaha masaakiinta fadhiyana aqalka sare iyo C/raxmaan C/shakuur oo neceb ninka uu amaanayo.

Iibkaas ayaa fashilmay markii barlamaanku horjogsaday. Waxa fadhiid Shariif Sh Axmed laga hayaa laba hadal oo kala ah anaa idhi iyo waxba kama ogi inkastoo ku magacownaa horjoogaha dalka.


Haddaba Uhuru oo xoog ku soo galay dalka ayaa hadda leh waxa jira dal ku soo xadgudbaya xuduuda dalka, taas oo loo macnaystey inuu ku jeesjeesayo Somaliya.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.