Ayadoo Kiiniya dardar gelisay qaska ay kula jirto dalka ayaa wararka aan helayno sheegayaan in Uhuru shir wadatashi ugu yeeray kooxda madasha musharixiinta iyo labada horjooge ee Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo isagu maamulo.
Wadatashiga oo ay kula jiraan kooxda sheegata beesha caalamka ayaa ka dhici doona Nayroobi xilli aan welli la cayimin. Arimaha ugu waaweyn ee ay ka wada hadli doonaan ayaa ka mida sidii lacagaha la bixiyay oo kala qaybsan lahaa.
Khilaafka soo kala dhexgalay kooxda madasha musharixiinta iyo labada horjooge ayaa ku qotoma cida la sharaxayo iyo lacagihii ay keeneen Imaaraadka iyo Kiiniya sidii loo qaybsan lahaa ayuu qabaa Cali Calasow.
Wadatashiga Uhuru ku baaqay ayaa imaanaya xilli Somaliya xiriirka u goysay Kiiniya.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay