X

Ujeedada Xasan Culusow jaadka u furey oo la qarxiyay

Waxa soo baxaya warar sheegaya in jaadkii Xasan Culusow u soo furey Kiiniya uu hal ujeedo isagu ka lahaa halka Kiiniyana iyadu tirsanayso guul siyaasadeed maadaama ay sunta ku soo daysay dalka.


Warka aan helayno ayaa sheegaya in qaadka Xasan Culusow u xirey laba nin oo ilma adeeradii ah halka dhinaca Kiiniyana uu xidhey wasiirkii jaadka ee Xasan Culusow soo dhaweeyay.



”Waa wax laga xumaado in wuxuu nagnag la lahaaba ay ahayd inuu jaadkaa jufadiisa u xiro halka Somalidii kalana aan waxba laga siin. Muranka jaadka ee labada dhinacba ayaa dib u dhigey imaatinkiisa berito.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.