Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Urur diimeedyo xagjira oo la fikira argagixisada oo ka dilaacay Hargeysa

Guud ahaanba Somaliland  Waxa  kuxoogaysanaya  Urur Diimeeyada Wayaahiyiinta   ah    Kuwaas oo Siyaabo  kala Duwan Siyaasada  Somaliland   ugu Dhexjira Ururadan oo  aan  lahayn Ujeedo Midaysan ayaa hadana    Wata  Fikiro Kooxo  Diimeeyo    iyo Mad-habo  Laga Soowariday  Aragtiyaha Kooxo Diimeeyada  Bariga  Dhexe.

Kuwaas oo  Siyaabo  badan  isku Diidan Halka  Waxyaabaha  Qaarna ay  isaga Midyihiin,  Dhaqanada Qariibka   ku ah   Bulshada Somaliland  ee  Wahaabiyiintu Dalka   Keenen Waxa  kamid  ah  Ladagaalanka  Wax Soosaarka Haweenka   iyo Shaqo Abuur Loosameeyo  iyaga oo   Dumarka  ku Qasba  in ay Guryaha  ku Xabisnaadaan oo  aanay Suuqyada kasoo Muraadsan.

Qaab Lasibeed  Adoonsinimo kamuuqato  oo Haweenka lagu Dirqiyo  in Dusha Laga Saaro Maryo Madaw  oo iyana  Ah Dhaqamo  Laga  Soo Waariday Carabta,  oo iyagu  ah Ummado Aasa  Qiimaha   iyo Nolosha  Haweenka.

Kooxo Diimeyadan Waxa   kale  oo ay Qabsadeen Badiba  ilo Dhaqaaleedkii Dalka  iyaga  oo Inta badan  Gacanta kudhigay Goobaha Ganacsiga  ee Somaliland waxana     ay Duulaan  kuyihiin  in Dalka  lakeeno Ganacsi Madaxbanaan oo Caalamiya,  kooxahan isdiidan balse Kamidaysan Dulaynt Dhaqanka Bulshada Somaliland ayaa  Waxa  ay Kudhex Xoogaysteen  Xukuumada Somaliland  hada  Kajirta iyaga oo kafaa,idaysanaya   Diiciifnimada Awooda Madaxwaynaha Dalka  oo  Da,  iyo Xaalado Caafimaad  Xumo  isugu Biireen.

article-2267595-0DFFED2A00000578-983_634x396[1]

Kooxo Diimeeyadan  ayaa Dhawaan  Hotelada  Waawayn ee Dalka  Geeyay Amaro  ay  ku   Bixinayaa  in aan  Rag  iyo Dumarku  kuwada Cawayn karin Hotelada    Sidoo kalana  Lasameeyo Goobo  Raga  iyo Dumarka   ukala  Gooniya oo aanay  Meel kawada Cashaynin.
 Waxa  sidoo  kale  ay Suuqyada Hargaysa Ka  bilaabeen in  ay Eryadaan Haweenka Kulabisan Shalmado Garbo Saartii  Hablaha Somalidu  Hidaha  u  lahaayeen   iyaga  oo ku Qasbaya  in ay Xidhaan   Waxa  ay  ugu Yeedheen  Xijaab   iyo Niqaam,
 Waxase  Awooda  Kooxdani  Banaanka  Usoobaxday Markii   ay Dhawaan Bilaabeen  in  ay Suuqyada Hargaysa  Dharka   kagabixiyaan Dhalinyarada U Labista  Sida  aan iyag  Cajabib Sidoo kalana Waxa   ay Timaha   kagaga Xiiraan  Dhalinyaro Wiilal  ah oo  ay Saluugeen  Qaabka ay Timaha   U  Jartaan  Sida  ila Wareeyo Looga Qaateeni Usheegeen Warbaahinta Somalilandlive Media Arinta Waxa  Arintan Wada Urur Dimeedka Ictisaam  oo Shaadkja Dawlada   kudhuumanaya  iyada  oo Sida Lasheegay  Taageero Dhaqaalena  ay Kuxinayso Shirkada   Telesom oo ah  Shirkada  ay  Kooxdaasi Leedahay.
 Dhawaan ayay  ahayd  Markii ay  Dawalada Maraykanku  Wacaal Balaadhan  kamuujisay   Fiditaanka Awoodaha Kooxo Diimeeyada  Somaliland   iyo Tamar Xumada Xukuumada Somaliland
 Isku Soowada Xoori oo Dhaqdhaqaayadan   ay  Wadaan Ururo Diimeeyada Mayalka Guracan ayaa Waxa  ay Qacabad  Balaadhan   kuyihiin Koboca  Horumarka  Dimuquraadiyada Somaliland    iyo  Guud ahaan Amaanka Dalka

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...