Friday, July 26th, 2024
header










Meta







Urur u hadla xuquuqda oo sheegay sida Sucuudigu u xasuuqay shacabka Yaman iyo goobaha ay weeraraan

Dagaalka uu Sucuudiga iyo carabta kale ka wadaan Yaman oo ah dal fiqiira ayaa hay’ad u dooda xuquuqda dadka ay ka soo saartey warbixin muujinaySa inta xasuuqani leegyahay. Hay’ada ayaa sheegtay goobaha Sucuudiga iyo xulufada Carabta iyo Maraykanku burburiyeen e dalka Yaman ku yaala oo ay ku jiraan masaajida Xuutiga oo ay aaminsan yihiin in ayna masjido ahayn.

Dagaalka diimeed Salafiga Sucuudigu kula jiro Yaman oo ay ka jirto dawlad fiqiira oo ay u badan yihiin taageerayaasha Xuutiyiinta iyo madaxweynihii hore Cali Cabdalla Saalax iyagoo diidanaa kan Sucuudigu taageero ee Xadi ee ka soo jeeda Kooufurta Yaman rabana in ay go’aan ayaa waxyeelo iyo burbur u gaystay magaalooyinka waaweyn ee Cadan iyo Ticis.

Hay’adu waxay sheegtay in shacabku ku dhex baaba’een gantaalaha Sucuudigu soo ganayo iyo Maraykanku iyo kuwa iyaga taageera ay soo ridayaan.

Maraykanka ayaa bixinaya taageerada sirta ugu weyn ee Sucuudiga iyo carabta kale ku dagaalamayaan iyo goobaha muhiimka e ay weerarayaan.. waxa dadku aad u amaaneen awooda iyo mintidnimada shacabka Yaman oo aan ahayn bulsho kaliya sida Xuutiyiinta oo u babac dhigey KIBIRKA WEYN ee Salafiga Sucuudiga oo dhulka muslimiinta ku faafiya fikirkiisa gaaban ee diinta Islaamka.

Hay’adu waxay ka yaabtey sida Sucuudigu aanu wax xushmad ah ugu haynin dadka bani aadamka oo u badan dad fiqiira uu gantaalo ku dhameeyay dad haween iyo caruur u badan.

_85011587_hi028171383-1[2]

Warbixin dheer oo uu soo akhriyay Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...