X

Ururka fadhiidka ah ee iskaashiga Islaamka oo markale balan u qaaday Somaliya

Ururka fadhiidka ah ee iskaashiga Islaamka ayaa markale balan u qaaday Somaliya inay ka caawiyaan la dagaalanka kooxda gaalaynta Muslimiinta oo xaauuqii shalay u dambeeyay saaka laba qof ku diley duleedka Muqdisho.


Kooxda gaalaynta Muslimiinta ee la baxdey Shabaab wadamo kalana looga yaqaan Daa=cish, Boko Xaraam iyo magacyo badan ayaa laga taageeraa wadamada Sucuudigu ugu horeeyo, waxayna u adeegsadaan khalkhal gelinta wadama Ciraaq, Somaliya iyo Suuriya.


Uruekan oo xatruntiisu tahay Sucuudiga ayaan raaca siyaasada Sucuudiga ee Wahaabiyada ku dhisan, kamana hadli karaan siyaasad ka duwan.

Waxa la isweydiinayaa cida lacagta bixinaysa haddii Sucuudigu ogolaado in Somaliya wax laga caawiyo.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.