Friday, September 22nd, 2023
header










Meta







Ururka shabaab oo 28 bas la socday ku xasuuqay meel u dhow magaalada Madheera ee xadka Kiiniya

2101[1]Madheera 22 Nov 2014–Argagixisada shabaab ayaa sheegatay xasuuq ka dhacay xadka Kiiniya kadib markii dad aan waxba galabsan oo bas la socday la joojiyay kadibna hal hal madaxa looga toogtey. Argagixisada ayaa la sheegay in ay eryadeen baska oo ay la socdeen Somali iyo dad aan Somali ahayn waxana la waydiiyay in kuwa aan Somalida ahayn inay akhriyaan quraanka markay garan waayeena waxay ka toogteen madaxa ayuu yiri dad iyagu la socday baska.

Baska ayaa la sheegay inuu ku socday Nayroobi waxana lagu joojiyay dhexda inkastoo basku xawaareeyay hadana wuxuu galay dhooqo taas oo saamaxday in argagixisadu soo gaarto.

Waa xasuuq kii ugu xumaa oo loo gaysto dad danahooda wata safarna ah. Argagixisada shabaab ayaa sheegatay kuna macnaysay xasuuqa dadka safrayay in ay uga aargudayaan masaajid ciidamada Kiiniya ay galeen.

Dawlada Kiniya ayaa shegtay in ay ku dabajirto dhiigmiitratada.

C/llaahi Warmooge

Readers Comments (0)




Wararka xiga

Ururka samafalka MG oo London ku doortey gudoomiye cusub

July, 24, 2023
Ururka samafalka ee MG ayaa caawa gudoomiye cusub ...

Samaroon isagaa halkaa is dhigay Dhulbahantana guushaa u dhow

July, 12, 2023
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in Dhulbahante ...

Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)

June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...

Maxaa keenay in doorashada Turkiga xilligan uu adduunku isha ku hayo?

May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...

Samaroon karti xumaa haysa waana ta halkaa dhigtey: Cali Faarax C/llaahi

May, 5, 2023
Waa u jeedaan in Harti goonideeda u baxday ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...