November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Ururka Xisbullah ee Lubnaan oo ka aargoostey Yuhuuda iyo gantaalo ay ku dileen askar Yuhuuda

Buuraha Golan–Ururka xoogaweyn ee Xisbullah ayaa gantaalo ku dilay askar Yuhuudda kadib markii Yuhuudu dishay xubno sare oo ka tirsan Iiraan iyo Xisbullah gudaha Siiriya. Weerarkaas ayaan reer galbeedka iyo xulafada Maraykanku aanay cambaarayn. Yuhuuda ayaa kadib weerar ku qaaday tuulooyin ku yaala xadka Lubnaan.

Weerarkan Xisbullah kaga aargoosteen Yuhuuda ayaa imanaya iyadoo Yuhuudu si joogta u duqayso Siiriya si ay burburiso awooda dalkaasi oo ay wiiqeen argagixisada Daacish oo Yuhuudu taageerto.

Yuhuda ayaa rabta awood diciifsan oo ay hogaamiyaan argagixisada Daacish waxana iyaga la socda Sucuudiga oo taageero siiyo argagixisada Daacish.

Faransiiska ayaa ku baaqay in qaramada midoobey ka fariisato waxa ay ku tilmaameen xaalada so korodhay iyadoo Yuhuudu ku hanjabtey in ay weeraro kale qaadi doonto.

_80579226_80579225[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS