X

Siilaanyo in miyirkiisu dhan yahay ma garankarno maalinba hadal ayuu ku hadlayaa: xildhibaan C/llaahi Dheere

Xildhibaan C/llaahi Dheere ayaa u kala tiriyay Siilaanyo kuna tilmaamey madaxweyne uuna garanay in miyirkiisu dhan yahay iyo in kale. Kolba hadal ayaa kaa soo baxaya waxaanad ku socotaa in aad xisbiga gacantaada ku burburiso.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.