Dalkaasi Uzbakistan ayaa u dareeray doorasho kadib dhimashada hogaamiyihh xooga weynaa ee Islam Karimov. Uzbakistaan ayaa la jaara wadamo fashilmey sida Afganistaan iyo Tajikstaan.
Islam Karimov ayaa gacan adag ku hayay dalka una diidey in argagixisadu saldhig ku yeelato waxana la mariyaa abaalka ay mudan yihiin. Ninka la filayo in uu bedelo ayaa la kumey madaxweynaha Ruushka Putin.
Raiisal wasaaraha dalkaasi waa ninka lagu magacaabo Shavkat Mirziyoyev ayaa loo badinayaa in uu kursiga ku guulaysto. Wadanka Ayaan waxa iska bedelin ilaa iyo intii uu geeriyoodey Islam Karimov.
Qabriga Islam Karimov ayaa lagu xardhey ubaxyo kala duwan iyo waliba mar la huwiyay oo ka dhigan inta jecelyihiin.
Islam Katimov ayaa xataa xidhey gabadhiisa isagoo dareensan in dadku u sinaadaan cadaalada kadib markii ay ka gudubtey xad aan la dhaaafi Karin iskuna dasyday in at faafiso siyaasada dawlada. (Sawirka hoose).
Natiijada doorashada ayaa la filayaa dhawaan waase natiijo degaansho muujinaysa. Sawirka hoose waa RW la filayo in uu xukunka qabto iyo Putin.
Hoos waa qabriga Islam Karimov oo la qurxiyay
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
![_92787926_hi035330389[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/12/92787926_hi0353303891-300x169.jpg)



Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay