X

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmey madaxda IGAD shirka Itoobiya: SAWIRO

Madaxweyne Farmaajo ayaa la kulmey madaxda IGAD shirka deg dega ah ee ka socda Itoobiya ee ujeedadu tahay sidii dib loogu heshiisiin lahaa madaxda Koofurta Suudaan.

Koofurta Suudaan ee cawaanka ah ayaa iscunid isku bilaabay isla markii ay qaateen xornimada ee Suudaan u ogolaatey inay go’aan.



“Waxaan idin kula dardaarmayaa inaad ka fa’iideysataan khibradda aan ka barannay Soomaaliya oo dowlad la’aantii iyo colaadihii aan uga gudubnay isu tanaasul, wada hadal iyo is qancin. Waxaan rajaynayaa inaad idinkana jidkaas oo kale qaadaan oo aad dib ugu soo celisaan South Sudan xasillooni, wadajir iyo horumar.” Ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.