X

War dega dega: Xasan Sheekh oo ku fashilmey mashruucii 2016 ee doorashada iyo go’aan soo baxay

Kulan ay yeesheen xukuumada raiisal wasaare Cumar C/rashiid iyo barlamaanka ayaa laga soo saaray warbixin ku saabsan doorashada 2016 oo hadda ay sheegeen in ayna dhici Karin. Fashilka ku yimi Xasan Sheekh ayaa hadda la sugayaa sidii loo xalin lahaa. Warqad uu barlamaanka ka hor akhriyay wasiirkii hore ee arimaha gudaha ayaa lagu sheegay in la isku yimaado si looga doodo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.