X

Waala raadin doonaa magaca Somaliland: Cali Khaliif

Siyaasiga Cali Khaliif Galaydh oomlagu casuimay shirka golaha dhexe ee cisbiga Wadani ee maamulka Somaliland ayaa sheegay in magaca Somaliland la raadin doono. Cali Galaydh ayaa Muuse Biixi ku furtuurey kana diidey inuu heshiis la saxiixdo.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.