November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Waan qaban karnaa doorasho qof iyo hal coda: raiisal wasaare ku xigeen

Raiisal wasaare ku xigeenka Somaliya ayaa markii ugu horeysay sheegay in dawlada ay ka dhab tahay inay qabtaan doorasho dadku ka qayb qaataan oo afka qalaad lagu yiraa hal qof iyo hal cod. Wuxuu sharaxay in aan loo socon in beelaha Koofured kaliya xukunka ku sii fadhiyaan ee doorashadu soo saari doonto dad cusub.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS