Jeneraal Caare oo dagaal toosa kula jira maamulka Muuse Biixi aya sheegay inuu qabtey wasiirkiisa difaaca oo ka soo jeeda beesha Warsangeli laakiin uu sii daayay. Warsengeli waan wada degnaa oo deegaan ayaa naga dhexeeya colaadna nagama dhaxayso iuyagiba dhiban ee haddu wax qabanayo dadkiisa wax ha u taro.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay