Sunday, May 19th, 2019
header

Wadamada dadkii ku dhintey diyaaradii Itoobiya oo la sheegay iyo Somali ku jirta

Waxa goor dhaweyd shirkada Itoobiya airline sii daysay wadamada ay ka soo jeedaan dadkii ku dhintey diyaaradii saaka ku burburtey meel u dhow caasimada dalkaasi, waxana ku jira hal qof oo baasaboor Somali wata.



Waxaanasdmoodaa in aduunka oo dhan ay la socdeen oo wadamada badankooda ay uga jiraan qof qof. Waxaanse aan la ogaan karin in ay jiraan Somali baasabooro ajaanib ah wata oo ka mida kuwa la raaciyay dalalka sida Kanada, Maraykanka, Yurub iyo wadamada kale ee Afrika sida Kiiniya iyo Itoobiya.



Waxa la soo faqay inta badan meydka oo wada gubtey ayagoo oo qaarkood aan la garanayn.

Shirkada samaysay diyaarada ayaa sheegtay inay la socoto burburka diyaaradaas ayna warbixin ma soo saari doonto waxa keenay burburkeeda. Shirkadan diyaaradan weyn samaysay ayaa ku faani jirtey waxase hadda dalalku ka fiirsan doonaa inay dib i iibsadaan



Dadka ugu badan ee ku dhintey diyaaradan ayaa ka soo jeeda Kiiniya oo 32 qof ah, waxa ku xigta Kanada oo 18 ah ayna soo raacaan wadamada Shiinaha, Maraykanka iyo Yurub oo min 8 iyo 7 qof ah.

Waxa kale oo ku jira dhimashada hal qof oo ka soo jeeda Jabuuti

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Xildhibaan Maryan Cariif oo dalbatey in Kiiniya dalka laga saaro

May, 18, 2019
Xildhibaan Maryan Cariif oo ka tirsan Golaha Shacabka ...

Booliiska Qubrus oo raadinaya gabadh Somali ah oo luntey ilaa Khamiistii

May, 18, 2019
Booliiska jasiirada Qubrus ee u kala qaybsan Turkiga ...

Wasiir aan dugsi sare gelin oo si xun u weerartay xildhibaan Dhakool, Prof Samatar iyo Cali Khaliif

May, 18, 2019
Hinda Jaamac waxay ka mid tahay wasiirada maamulka ...

Gobolada Sool iyo Sanaag oo si weyn looga qayb qaatey maalinta nadaafada: Sawiro/daawo)

May, 18, 2019
Gobolada Sool iyo Sanaag ayaa maantoo kale ku ...

Saylici oo reer Awdal aflagaadeeyay: ma duushaan maxaan madaar dhisnaa iyo dekeda Saylac

May, 18, 2019
C/raxmaan Saylici oo reer Awdal ku qasaareen 9-kii ...

Dhacdooyinka

Madaxweyne Farmaajo oo shaaca ka qaaday danaha gaarka ah ee loola yimi shirkii Garoowe

May, 16, 2019
Madaxweynaha oo ka hadlaayay munaasabada maalinta dhalinyarada SYL ...

18 May waa maalin madow anagaa ku leh: siyaasi Cabdi Shotaly (daawo)

May, 16, 2019
Siyaasiga ruug cadaaga ee Cabdi Shotaly ee beesha ...

Ururka Makaahiil Group (Samaroon) oo si adag uga hadley xasuuqii Harawa gaar ahaan Xajin

May, 13, 2019
Ururka beelweynta Makaahiil Group ayaa si adag uga ...

Maraykanku kuma dhaco inuu weerar nagu soo qaado: Iiraan

May, 10, 2019
Ayadoo baryahan ay jirtey in xagjir Taram uu ...

Ciidanka xooga oo kordhiyay baacsiga argagixisada: SAWIRO

May, 8, 2019
Ciidanka xooga dalka gaar ahaan kuwa gobolka Shabeelaha ...

Shirkad Ingiriisa oo la sheegay inay gaaskale ka heshay Somali galbeed

May, 7, 2019
Shirkale oo la leeyahay dalkaasi Ingiriisa ayaa la ...

90 caruur u badan oo la qaadsiiyay cudur khatara dalkaasi Bakistaan

May, 3, 2019
Wararka ka imaanaya dalkaasi Bakistaan ayaa sheegaya in ...