Madaxweynaha Faransiiska iyo dawladaha Yurub qaar sida Ingiriiska ayaa ku dhawaaqay adkeynta amniga kaniisadaha siiba wadaadada xilli shalay argagixisadu ku dhishey Faransiiska oday 84 jir ah oo jooga kaniisadiisa.
Diinta Islaamka ayaa faraysa goobaha ka caagan in la weeraro ama la taabto iyo dadka dhiigoodu xaaraan yahay. Goobaha aan taaban xilliyada Muslimiintu dagaalka ku jiraan waxa ka mida beeraha, goobaha cibaadada sida kaniisadaha iyo wixii la mida.
Waxa kale oo madnuuca in wax la gaarsiiyo caruurta iyo haweenka, dadka da’da ah. Hadaba argagixisadu meelna maka soo gashaa sharcigaa Islaamka ee CAD.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay