X

Wadamo ku kibray Ruushka oo noloshu ku kaliftey inay dhuxusha shitaan

Wadamo reer Yuruba oo ku kibray Ruushka ayaa markii gaas la’aan ku dhacday hadda bilaabay inay dib u shitaan dhuxusha. Wadamadan oo intooda badan la jaara Ruushka ayaa ah kuwa sida aadka dabada uga jira Maraykanka.


Wadamada Bolan iyo Lutwaniya ayaa dadkooda u fasaxay inay gurtaan laamaha geedaha kadibna ka dhigtaan dhuxul ay shitaan. Ayadoo qaboobihii ay ka harsan tahay 5 bilood oo kale hadda lafteeda ayna haystaan gaas.

Wadamadan ayaa joojiyay gaaskii ay ka soo iibsan lahaayeen Ruushka aydoo Maraykanku ku yiri keyga iibsada ka Ruushkana iska dhaafa.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



admin:

This website uses cookies.