05/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wadani oo guddi u saaray xubnaha cadhaysan ee xisbiga

Waxaa imika xafiiska guud ee xisbiga Waddani ka soo baxday waraaq ay ku xardhan yihiin  xubno loo xilsaaray, soo maslixida xubnihii ka cadhooday xisbiga Waddani ee uu ka mid ahaa axmed muumin seed gudoomiye ku xigeenkii koobaad

Liistada waxa soo saaray C/raxmaan Ciro oo raba in aan beelna lumen si uu doorashada ugu guulaysto.

wadani[1]

waraaqada

 

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS