15/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wado banaynta ka socota Boorama oo sii xoogeysatey inkastoo cabashooyin jiraan

Wado banaynta ka socota Boorama ayaa sii xoogeysatey inkastoo cabashooyin jiraan ka dhana. Dadka danyarta oo aan jirin meelkale oo ay u guuraan ayagaa iyaguna hadlay.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS