X

Wafdi ka socda dawlada Masar oo soo gaaray Somaliya: SAWIRO

Wafdi ka socda dawlada Masar ayaa soo gaaray Somaliya. Dowladda Masar ayaa ka mid ah dowladaha taageera Soomaaliya,waxaana horay u baaqday Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,isla markaana uu heshiisyo la galay Madaxda dalkaas.



Lama sheegin booqashada waftigan Masar waxay ay tahay. Waxase garoonka Muqdisho ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka socda dawlada Somaliya.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.