X

Waftiga dawlada ee booqday Beled-xaawo oo arkey argagax iyo xasuuq

Kadib booqasho ay Beled-xaawo ku tageen wafti ka socda dawlada Somaliya si ay indhahooda ugu soo arkeen wixii dhacay uuna hogaaminayo wasiirka cadaalada ayaa sheegay inay cadaalada hor keeni doonaan cidkasta oo gacan ku lahayd weerarkaas.


Waftiga ayaa sidoo kale booqday ehelada hal qoys oo uu ku dhacay madaafiic Kiiniya ay soo tuurtey iyo weliba dad waxyeelo ka soo gaartey weerarkaas qaawan.

Wasiirka warfaafinta ayaa ka codsaday warbaahinta maxaliga in si hufan u fuliyaan waxa dhacay si ta caalamkuna u qaadato. ā€¯Waxaan kleehay dadkii yiri waxba ma dhicin kaalay oo nala arka ayuu yiri Wasiir Dubbe.



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.