Thursday, December 7th, 2023
header










Meta







Wasiiro reer Woqooyi ah oo Xasan Sheekh ku daray la kulanka wakiilada Siilaanyo ee beri ka dhacaya Turkiga+WARBIXIN

7-Odiwaa-620x350[1]Istanbul–Gooni goosadka ayaa gartey dantooda ogolaadayna in wadahadalada u dhexeeya iyaga iyo wakiilada Xasan Sheekh ay ka qayb galaan masuuliyiin reer Woqooyi ah oo ku jira dawlada federaalka. Inkastoo Xasan Sheekh inadeerkii wakiishay oo isagu hogaamin doono hadana waxay muujinaysaa in gooni goosadku ay ku jiraan halkii ugu dambeysay.

Kulamada ayaa la sheegayaa in Turkigu qol u diyaariyay laysku sawiro waxase dad badan is waydiinayaa sida kooxahani u matali karaan shacabka reer Woqooyiga. Wasiirada reer Woqooyiga ah waxa ka mida wasiirka warfaafinta iy gaadiidka oo kala ah Isaaq iyo Dhulbahante.

Wasiirka arimaha gudaha ee Xasan Sheekh u wakiishay ayaa ah nin da,yar oo dhalinyara sida sawirka kore aad ku arkaysaan waxaana meeshaas aan jirin khibrad la,aan waxana ugu dambeyn la soo saari doonaa warqad u eg kuwii hore loo soo saari jiray.

Isku soo duub SNM waxay ku faraxsan tahay sumcada ay ka helayso saxaafada taageerada u ah ee Ingiriiska iyagoo soo qori doona wadahadalada u dhexeya magacyada bugta ah ee ”Somaliya iyo Somaliland” ee Sheekh Shariif fadhiid hore u meelmariyay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Diyaarad Nayjeeriya ka timi oo rakaabkeedii wacdaro ku qabsadeen Sacuudiga

November, 15, 2023
Qisada diyaarad laga leeyahay dalkaasi Nayjeeriya oo Sacuudiga ...

Ururka samafalka MG oo London ku doortey gudoomiye cusub

July, 24, 2023
Ururka samafalka ee MG ayaa caawa gudoomiye cusub ...

Samaroon isagaa halkaa is dhigay Dhulbahantana guushaa u dhow

July, 12, 2023
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in Dhulbahante ...

Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)

June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...

Maxaa keenay in doorashada Turkiga xilligan uu adduunku isha ku hayo?

May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...