X

Wakiilka Cabi Axmed u jooga Hargeysa oo casuumad ka hadley

Qunsulka Itoobiya u fadhiya Hargeysa isla markaana hoos yimaada safiirka Itoobiya u jooga Somaliya ayaa waxa casuumad u fidiyay wasiir Awdal ka soo jeeda una qaabilsan maamulka Muuse Biixi ganacsiga. Waxa casuumada soo xaadirey wasiirada Muuse Biixi.



Maxamed Yuusuf

ARAABIBEWS


admin:

This website uses cookies.