X

Waxa loo mideysan yahay in heeryada la iska tuuro: Suldaan Wabar

Waxa loo mideysan yahay in heeryada la iska tuuro. Suldaan Wabar ayaa ka qayb galay shirka wadatashiga beelaha Gadabuursi ee Itoobiya sheegayna waxa loo fadhiyaa sidii heeryada dhinacyada badan la iska turo loona midoobo. Oday dhaqameedyadii iskugu tagay madasha ayaa isku raacay in loo midoobo danta guud.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=OPwG2jC2NKM[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.