12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wakiilka Jabuuti u fadhiya Hargeysa oo kabaha la dulmaray Faysal Waraabe

Wakiilka Jabuuti u fadhiya Hargeysa ayaa u dulqaadan waayay cay had iyo jeer uu Faysal Waraabe oo I maqlaay ah uu kula kaco dadka reer Jabuuti iyo madaxdooda Ciise ee uu hogaamiyo Ismaaciil Cumar Geele. Hilfaha ayaanu kuu qaadi hadda wixi ka dambeeya. Maba aqoono wuxuu yahay ayuu yiri wakiilku.



https://youtu.be/K2APksqHg3M



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS