Wakiilka qaramada midoobey cadowga dalka ayuu kala shirayaa xalka
Wakiilka qaramada midoobey u jooga Somaliya oo hogaamiya kooxda sheegata beesha caalamka ayaa sheegay inuu xalay taleefano u direy wasiirada arimaha dibeda ee gobolka kala shirey xalka dalka iyo waxa uu ku tilmaamay doorashada.
”Waxaan wada ognahay in kooxda sheegata beesha caalamka inay ka dhigteen doorashadii dalka kubad ay sidey doonaan ugu cayaaraan ayuu yiri Cali Calasow. Haddana wuxuu bilaabay inuu cadowgii dalka uu yiraa xalka keena ayuu raaciyay.
Kooxda sheegata beesha caalamka ayaa hortaagan in doorasho dhacdo waxayna muddo ku taamayeen in madaxda qaranka la gaarsiiyo 8 Feebarwari kadibna yiraahaan xilligii ayaa ka dhacay ayagoo og in dalku leeyahay nidaam sharci oo ku meelgaara.
”Waxay ogyihiin in Somalida oo ay ka soo dhex baxayaan xildhibaanada dooranaya madaxweynaha ay u wada janjeedhaan dib u doorashada madaxweynaha hadda xilka haya, waana halka ay dagaalka ka wadaan ayuu yiri Xuseen Warsame.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Wararka xiga
February, 28, 2021
Waa barnaamijka kaftanka siyaasada oo lagu lafogurey xaaladihii ...
February, 28, 2021
Waxa maalmihii u dambeeyay banaanbaxyo dadku iskood isku ...
February, 27, 2021
Waxa niyadjab xoogweyn ku dhacay Kiiniya iyo Imaaraadka ...
February, 27, 2021
Wasaarada caafimaadka ee dawlada dhexe ayaa qiratey markii ...
February, 27, 2021
Siyaasiga Ismaaciil Hure Buubaa ayaa si toosa ugu ...
Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Dhacdooyinka
February, 7, 2021
Hawl-gal qorsheysan ayaa ciidanka xooga ee ku sugan ...
February, 7, 2021
Waxa afar deegaan oo hoos dega gobolka Shabeeaha ...
February, 6, 2021
Waxa magaalada Burco dil foolxun oo laga argagaxay ...
February, 5, 2021
Ciidanka Gorgor ee magaalada Samareeb ayaa hilfaha u ...
February, 4, 2021
Wasaarada beeraha Somaliya ayaa ku dhawaaqday xaalad deg-dega ...
February, 2, 2021
Dhawaan ayasy ahayd markii Ismaaciil Cumar Geelle soo ...
February, 2, 2021
Ciidanka xooga dalka ee magaalada Samareeb ayaa soo ...