Diidmadan ayaa Ku noqonaysa dhabarjan weyn kooxda gooni goosadka ee Ku doodaysa in dhul Ingiriis xoog Ku joogey in uu iyaga u wakiishay.
Haddii ay sidaas uga soo baxaan waxay noqonaysaa in Ingiriisku ka dhaadhiciyo Xasan Sheekh in uu ka saaro wasiirada reer Woqooyiga ah.
Maxamed Biixi ayaa isaga laftiisu sheegay Mar wax laga waydiiyay wafdiga ka imanaya Muqdisho in reer Woqooyi Ku jiraan ayuu sheegay in iyagu la shirayaan dawlada Xamar wufuudana dooran.
Kaadhka Xasan Sheekh ciyaaray ayaa ah kan saxda ah ee in muddo ah ay Ku doodayeen dadka reer Woqooyiga ah ee diidan gooni goosadka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS